30 Comments

  1. Zxp Hamza guul baan kuu rajeeyay wll ii faa'idee maanta wakhtiga aan joogno Forex ma aqoonsan yahay ID card Somaliland
    Waan sugayaa jawaabtaada zxp ?
    insha'Allah

  2. Muddo 2 sano ah ba ku jira khasaare iyo faaidaba ba waa kala kulmay, imakana accounts chalange ah ba ku shaqaystaa lkn qofka cusub wakhti iyo samir ba laga rabaa. Waa wax aad u fudud hadaad wakhti siiso.

  3. FOREX 2 FAAIIDO AYU LEYAHAY.

    1_XORIYAD DHAQAALE
    2_XORIYAD WAQTI

    2daas arrin qofkii Hela aduunyada inuu si wacan u cibaadaysto mooyee wax kale kama maqna.

  4. 3 qodob oo muhiim ah ayuu hadalka kusoo xidhay, waana xaqiiqa arrimaha oo walaalku tilmaamay ooah

    1_ inaad hadaf yeelato aad hiigsanayso.
    2_inaad samirto waqtina aad galiso siaad oga salgaadho.
    3_inaad hesho IL dhaqaale ooad ku maarayso noloshaada siaad hadafkaaga ugu sugnaato.

  5. Forex waa halgan aad u adag anigu wxan ku noolahhay hargysa wxan gaadhau heer aan lacag ka sameeyo aniga oo aan wx depost ah samayn wlhi from zero to aerning !!
    Challenge demo ah ayan ka qayb qaaatay kalmaha hore ayan ka galay sidaas ayan ku helay lacag abaal marin ah

  6. Mnsha allah Wlal Runti Fikaradada Iyo Talada aad bixisay waa mid Qaliya suqan hda Ani four month Ayn ku jira insha allah Mustaqbal fog wan ka leyhy
    Wallow Aan said Caqabad Aad u weyn kala kula mayo Walidkay iyo Ascabtyda blse insha allah waxn rjyn in Aysan Waxba Ka badalin Hadafkyga

  7. Waxan jooga hargeisa waxaan forex ku jiraa mudo 1 sano ah
    Meel wacan waan marinayaa
    Go forward sxp

  8. Mansha allh waxan ku jiraa forex mudo sand io 6 biloda waxan halkan aad ugu hanbalyaynaya shirkada FTMO oo ino ah jaanis aad u wayn ka dhalin somaaliyed ahaan enagoo iska jeeb yarayn

  9. Waxan billaabay horanti 2018ki sababo aad sheegtay oo jiray awgood man si wadin lakin hada ayaan usoo jestay inan xoog ubarto waxanan taloyinkaga Ka hellay dhiirigalin an Ku farxay Insha Allah guul

  10. thnks wlo ma lagula soo xidhiidhi karaa mudo dherr ayaan ku jiray talo ayaan kaga bahanahay

Comments are closed.