43 Comments

  1. Anigu bishaan jan-2022 4teedi baan bilaabay DEMO account 3k ku jirto maanta oo 16-jan 2022 waxay mareysaa 4k

    ustaad ma isku dayi karaa real account

  2. Hada muxuu sheegay. Naac Naac. Miyuu na canananayey mise waa is gadayey. Miskiin somaliya. War qada la soo qaatey computar baa lana tusaya waxban xisaabiya baa nala leeyahay. Wuxu jahilsana. Kuwa midkan wax weydinaya waa dad liita.

  3. That is huge advice
    And thank u so much, and i will try to learn much about it b4 i start

  4. Adoo raal ah was appkaaga noo sheeg waan kujirnaa barnaamijkan waxaan n nahay dadka fahmi la. Is ticmaalkiisa

  5. Hadii aad u baahan tahay SOFTWARE EA kuu sahlaya inuu suuqa kuu ANALAYS gareeyo oo Entry Sax suuqa kaa siiyo Technically iyo Fandamental Ahaan Fadlan Igala soo xiriir WhatsApp Nomber-kaan hoos ku qoran .
    +1 (304) 301‑8973

  6. Wlloh waxa baryah dambe aad lo xayeysiiyaa expetq option marka bal fahaa fahin iga sii kaa

  7. Wllo lambarkaga wtsupka ila wadag ado raali ah su'aalo badan ayan qaba o forex ah

  8. Asc walal ,Waxan rabaa inan ku so biiro forex trade waxan rabaa talo inaad iga siiso sidokale casharada aad bixiso bilaw ilaa iyo dhamad siden ku heli karaa?

  9. Dhiiri Galintii ugu fiicned abid .
    thanks Bro Hadaan bilaabaya insha allah inaan cilmi badan u yeesho baan rajayn

  10. hi wll Hussein i`m really appreciate your hard work yesterday I took decision that I will master Forex no matter how long or offers that will take but as Muslim every action that we take we should look back rules in Islam and consequence hereafter . I found out that Forex trading is HARAM IS NOT PERMISSIBLE IN ISLAM because of many points you can search out and who ever wants start please make good research . may Allah guide us

  11. Waxad gudpinaysa wa wax fican Adoh Mahadsan wlal wax badan ban raba inad iga cawisd pls lanbar whatspkay so qapo +252659030076

  12. Shukran waad ku mahadsantahay casharadaada faa iidada leh
    M gonna try forex , inshllh

  13. Mahadsnid wll wan ku cusbahay chanelkaga mantan bilabay inan dawado video wlhi maskax badan ban ka helay waxaan dhib iyo dadaal lo marin marna guul lagama gaaro wax walba time bay u bahanyhiin inad siiso thnk u

  14. Macalin video gan waa niyad jab yacnii qofkii aan soo baran cilmigaas ma gali karo miyaa ganacsigan

Comments are closed.