Opções Binárias

Forex Bilow ILaa Dhamaad (Full Forex Course) 📊✅





* O link para o vídeo completo está no final desse artigo.
Saiba mais clicando em Robô IQ OPTION de AUTOMATIZAÇÃO de Lista de SINAIS
E conheça também sobre o Melhor Bot Para Opções Binárias 2022
Que tal um robo gratuito para IQ Option? Sistema Para IQ Option Grátis

Muuqaalkaan Dheer Waxa aan kusoo koobay, macluumaad soo koobaya dhammaan waxyaalaha muhiimka ah ee ay tahay in qofkasta oo Trader ah uu ogaado ka hor inta uusan suuqan si full time ah u dhex galin.

Muuqaalkaan Keligii oo aad daawatay kuguma filnaan doono oo suuqu intaan wuu ka balaaranyahay balse waxa uu kuu noqon karaa fure aad ku bilowdid sidii aad ku heli lahayd Faham buuxa oo suuqaan ah📊

Vídeo



18 Comments

  1. Moulimuo waa macalinka ibaray forex wuxu yahay walow aanan accedamy yadiisa fursad u helin haddana waxaan la socday cashar walba oo uu soo galiyo YouTube ka runtii ma arkin sida uu dhalinta ugu hagar baxayo qof sidaas sameynaya waxan ku leeyahay boqol mar macalin guulayzo aduun iyo aakhiraba
    somalida qofka baray inuu jiro forex oo waliba lacag laga sameeyo waxaa baray abdi wali Moulimuo forex isaga ayaan ku bartay inzha allah waxan rajeynayaa inan guulayzan doono maalin maalmaha kamid ah

  2. wllhi you can't imagine intee in leeg ayuu i caawiyay video gaaan aad aa u mahadsan tahe jasakallh khayr

  3. moalimu thanks 1000 jeer waxa aha ardaydi 2018 aad bartay forex Wana ku faiday waxad ibarty Wana isku filnaday waliba 2 accounts ban leyahy marka thanks

  4. Ustaad 2022kii illa hada ayaan kugu xiranahay runtii anoo suuqaan ka niyad jabey ayaan adiga ku bartey rajadeydana dib ayaa iigu soo nooleysey aad ayaad u mahadsnthay jano gale

  5. Walahi tani corso dhameystiran
    Lkn forax waa in aad gacanta ula takto ee fikrad laguu sharaxay oo keliya lacag laguma sameeyo

  6. Mansha,allaah wlh oo billaahi oo tallaahi ustaad moalimuu cilmiga uu si puplic ah inoo lawadaagay oo saan si puplic ah kuu lawadaageyn oo aan aheyn moalimuu
    Jazakallaah ustaad

Comments are closed.